Ka boggo khariidada Aaga Ceelbardaale ee Muranka Dhulku ka jiro
Gobolladda Gabiley iyo Awdal waxaa ka dhaxeeya is qabsi xagga dhulka oo soo jiitamayay muddo ka badan 15 sanno. Dhulkaas oo bilahan u dambaysay beelaha labadda gabol kala dagaa uu ku dhex maray isku dhac hubaysan. Haddaba dad badan ayaan aqoon u lahayn dhulka la isku haysto sidaas darteed ayaan halkan idiinku soo gudbinaynaa khariidadda dhulka iyo aagaga muranku ka taagan yahay waxaa ka mid ah :
- Ceelbardaale
- Boodhka
- Seemaal
- Kaxda
- Gunburxil
Qaddiyaddan haddii aan si dhakhso ah wax looga qaban waxay keeni karto amni darro ku faafta qaranka oo dhan. Dedaaladda la sameeyay iyo kuwa hadda socda labadaba waxaa innagu waajib ah inaynu taageerno.
Good map